(Daawo Sawirro) Haweeney ku dhimatay mashaqo argagax leh oo ka dhacday Muqdisho

Hooyo Asli Muudey oo ka mid ahayd Barakacayaasha ku nool duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhacday Ceel hoos u qodan 100 Mitir oo ku yaalla deegaanka Garasbaaley. Asli ayaa la sheegay inay ka guraneysay geedo dhexdooda qoryo ay dabka ku shidato si ay carruurteeda cunto ugu karsato, waxayna si lama filaan ah ugu dhacday Ceelkan … Continue reading (Daawo Sawirro) Haweeney ku dhimatay mashaqo argagax leh oo ka dhacday Muqdisho